Dowladda russia oo wadankeeda ka mamnuucday dad mareykan ah


 Dowladda ruushka aya sheegtay in ey ka mamnuucday wadankeeda shaqsiyaad u dhashay wadanka mareykanka


Wasarada arimaha dibadda wadanka ruushka aya sheegtay in ey wadankeeda ka mamnuucday wadankeeda 200 oo qof oo u dhashay wadanka mareykanka  shaqsiyaadkas aya ka ka mid ah walalaha madaxweynaha wadanka mareykan joe biden kuwas oo ah  Valerie biden owens, James brain biden iyo francis william biden.

Cunaqabateynta aya waxa ey daba socota mid ey hori dowladda mareykan uguso rogtay shaqsiyaad ruush ah


Waxa sidoo kle ku jira cunaqabateyntan  xoghayaha warfaaninta aqalka cad karine jean-pierre.

Post a Comment

0 Comments