HORMUUD TELECOM
Shirkada isgaarsiinta Hormuud telecom aya ku guleysatay billada ama abaalmarinta #ChangingLivesAward taasi oo ay bixiso #AfricaCom oo lagu gudoonsiiyay bandhigga AfricaTechFestival, Hormuudb oo noqotay shirkaddii ugu waxtarka badan bulsheedada qaaradda Africa dhanka technologyada. kadib markii ay u codeyeen bulshada soomaliyeed.
Hormuud Telecom .
#EVCPlus
#AfricaTechFestival2022
ChangingLivesAward

0 Comments